Burco(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax, ayaa ka warbixiyey ujeeddada Safar uu ku tegay gobolka Togdheer, gaar ahaan magaalada Burco, waxaanu ka jawaabay su’aalo laga weydiiyey cabashooyin ka dhan ah isaga oo ka soo yeedhay marar kala duwan gobollada Bariga qaarkood.
Daa’uud Axmed Faarax oo ka jawaabaya su’aalaha Cabashooyinka laga weydiiyey, sharraxayana ujeedkada Safarkiisa Togdheer, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan