Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Ka Hadashey Dacwado Lagu Soo Oogey Telefishanada SAAB Iyo STAR
November 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxa xeer ilaalinta Somaliland ee gobalka Maroodi-jee Mawliid Cabdi Muuse ayaa waxaa uu si rasmi ah u xaqiijiyey in dacwad ay wasaarada warfaafinta Somaliland ka soo gudbisay telefishanada STAR T iyo SAAB TV
Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in dacwadaas ay u sii gudbiyeen haaya’daha shaqada ku leh ee waaxda danbi baadhista natiijaduna ay dhawaan soo bixi doonto