berberatoday.com
“Anigoo Waxaa Haya Ayaan Inanrag Halkaa Ka Galay W/Q Cali Cismaan Xuseen(Cali Guray)
November 7, 2018 - Written by Berbera Today

Sida caadada ah libaaxu barqada wuxuu galaa gob ama meel amaana maalin ayaa libaaxii oo kobtii ku jira waxa agtiisa ka ciyay goray 
Goraygu wuxuu u ciyaa sidan giiii giiiii giiiiiiii 
Libaaxi ayaa mooday in libaax dushiisa ka ciyayo wuu soo baxay wuxuu arkay in waxa ciyayaa uu goray yahay wuu soo dhawaaday waxanu waydiiyay 
Waar goray maada ciyaayay wuxuu yidhi haaa waa yaabay
Wuxuu yidhi bal cagtaada tus wuxuu tusay laba farood
Wuxuu yidhi afka kala qaad waa kala qaaday mise ilkaba male
Wuxuu yidhi bal geedkaa ka bood waa hareermaray

Libaaxi wuxuu yidhi bal I eeg 
Lugihii ayuu kala bixiyay mise waa shanfarood oo cidiyo dhaadheer leh 
Afkii ayuu kala qaaday mise waa shookado isdhaafaya iyo dalqo wayn 
Inta uu hoow yidhi ayuu geed wayn ka booday 
Wuxuu yidhi bal idhayso aaam aaaam aaaaaam aaaaaaam 
Goraygii ayaa cidii haynwaayay oo dhulka galay 
Libaaxi wuxuu yidhi aniga oo waxaa haya ayaan inanrag halkaa ka galay adiguna barqada ayaa banankan giida ka haysaa 
Waxan uga jeedaa xirsi cali ayaan dhegaystay isagoo leh buugbaan qoray 
Markaa isu eegay wuxuu qoray iyo siduu u difaacayo waan yaabay waxan arkay aqoonyarida xirsi 
Waxan leeyahay xirsoo maraad dalka walaaqaysay ragii sida libaaxa kobta galay way kula yaabanaayeen maanta way kula yaabanyiin ee iska aamu oo qajil minqiyaaskaagana ogow 
Qadarkaaga oo aadtaqaan waaqiimahaaga badhkiiye dadka kuu nasteexa la tasho intaanay suuqa kaa iman ciyaalka kuunacamleeya ayaa ku hoday

Image may contain: one or more people
Image may contain: outdoor and nature
W/Q Cali Cismaan Xuseen Cali Guray
 
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews