Daawo Muuqalka”Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka Somaliland Amaro Culus Duldhigay Gaadiidka Dekeda Berbera Kasoo Daga Nooc Kamida
November 8, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Gadiidka Somaliland ayaa waxaa uu soo saarey wareegto cusub oo uu ku mamnuucaayo in dekada Berbera laga soo dejiyo baabuurta dhinaca bidix ku leh albaabka ay bulshadu ka degto
Sidoo kale wareegtada wasiirka ayaa waxaa lagu joojiyey in aaney dalka soo gali Karin baabuurta aan heysanin warqada dal ku galka ama sumada baabuurta Somaliland