Dhalinyaro Reer Somaliland Ah Oo Tahriibay Oo Hargeysa Kasoo Dagay
November 9, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(berberatoday.com)-Waxaa magaalada Hargeysa maanta lagu soo dhaweeyay dhalinyaro reer Somaliland ah oo mudooyin ku xanibnaa jeelasha dalka Liibiya.
Dhinaca kale Dhlainyaradan waxa garoonka diyaaradaha ee Cigaal ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta Hay”adda barakacayaasha, Hay”adda IOM iyo Wasaarada Caafimaadka.