“Ramaax Xilka Waxaa Ku Heysay Amina Waris…Waxaanu Ahaa Guulwadihii Ugu Weynaa Xukumadii Siilanyo” Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Mustafe Waxdad Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Ramaax Cali Hayste”Daawo Muuqaal
November 10, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey eedeymo ka soo yeedhay xoghayaha arimaha gudaha xisbiga UCID siyaasi Ramaax
Xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in xukuumadii hore ee Siilanyo Ramaax ay xilka ku haysay marwadii Siilanyo Amina Waris oo ay sheegen in ay inaabti ahayeen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/RgdnIdbRZUw?t=53
Berberatoday.com