Wasiirka Gadiidka Somaliland Oo Amaro Adag Oo Cusub Soo Saarey”Akhriso
November 10, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatodfay.com)-Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa amar ka soo saaray Gaadiidka aan haysan dal ku-galka ama Taarikadda Somaliland oo uu sheegay in aan lagu dhex isticmaali Karin dalka.
Warsaxaafadeed uu ku saxeexnaa wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan oo ka soo baxay xafiiskiisa ayaa wareegtadan ku socodsiiyey ciidammada nabadgelyada waddooyinka iyo isu duweyaasha wasaaraddaasi ee gobollada dalka, waxaanay u dhignayd wareegtadaasi sidan :-