Maayarka Caasimada Somaliland Oo Dalka Jabuuti Kaga Gaybgalay Shirka Maayaradda Wadamada Islaamka.
November 12, 2018 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatodfay.com)-Maayarka Caasimada Somaliland Ee Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Sotelco) ayaa dalka Jabuuti kaga qaybgalay shir caalamiya oo ay iskugu yimaadeen Maayarada Wadamada Islaamka ah.
