Wasiirka Cusub Ee Waxbarashada Somaliland Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Loo Magacaabay
November 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka cusub ee madaxweynaha Somaliland Shalay u magacaabey xilka wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Md Cismaan Aadan Jaamax oo maanta warbaahinta la Hadley ayaa si aad ah u soo dhaweeyey xilka loo magacaabey , madaxweynaha na uga mahad celiyey