berberatoday.com
Cali Guray Oo Ka Hadley Isku Shaandheyntii Madaxweyne Biixi Sameeyey ..” Waan Ka Naxay …”
November 12, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu markii  ugu horeysa uu ka hadley isku shaandheyntii uu shalay sameeyey madaxweyne Muuse Biixi

 

Cali Guray ayaa oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa sheegay in uu ka naxay  in wasiirka Maaliyada laga qaado Nin ka soo jeeda Beesha Garxaajis loona dhiibo Nin ka soo jeeda Beesha Madaxweynaha ee Habar Awal waxaana uu  yidhi

“ Ilaahay Hortii markaan Eego xaalada Maanta , Wasiirka Maaliyada Ka qaad Garxajis oo Habar Awal sii in aanan  ku farxin ee waan ka naxay , cadkaasina celis buu ku wanaagsanaa.” Ayuu yidhi Cali Guray

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews