Madaxweyanaha Dawlada Xamar Xasan Sheekh Oo Beesha Caalamka Ka Dalbaday In Loo Keeno Maydadka Tahriibayashii Ku Dhintay Badda U Dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga Oo Muwaadiin Badan Oo Reer Somaliland Ahi Ku Jiraan
April 21, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeisa(Berberatoday.com)-Sida ay Haatuf u xaqiijiyeen ilo wareedo u dhuun daloola Madaxwaynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beesha caalamka ka dalbaday in Muqdisho la geeyo maydadka dadkii dhawaan ku dhintaybadda u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga, kuwaas oo badankoodu ahaayeen muwaadiniin reer Somaliland ah oo waliba qaarkood ay dhaleen mujaahidiintii dalka xoreeyey.