berberatoday.com
Wershad Ku Taala Dalka Shiinaha Oo Dab Ka Kacay.
November 13, 2018 - Written by Berbera Today

China(Berberatoday.com)-Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay  shan qof oo kalena way ku dhaawacmeen kadib markii qarax ka dhacay  bakhaar lagu kaydiyo waxyaalaha caagaga ah , taas oo ku taala Barriga gobolka Shandoon ee dalka Shiinaha.

 

 

Qaraxan ayaa dhacay  kadib markii uu dab qabsaday Bakhaarkaasi uu ku kaydsanaa caagaasi , wershadan oo lagu magacaabo Hufeen Karboon ayaa lagu sameeyaa waxyaalaha Karboonka laga sameeyo .

 

Ciidamada Booliska gobolkaasi oo ka hadlay qaraxan ka dhacay warshadan  iyo waxa sababay dabka wershaddaasi ka kacay ayaa sheegay in ay hadda ku guda jiraan baadhitaanka dhacdadan iyo waxa sababay.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews