Daawo Muuqalka”Ergayga Midawga Afrika Uqaabilsan Somaliland Cabdilahi Maxamed Ducaale .Oo Walaac Ka Muujiyay Cuna Qabataynta Hubka Somaliya Laga Qaadayo Baaq Culusna Ka Soosaaray
November 14, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay si kulul uga hadashey qaraar la doonaayo in Dawlada Somaliya lagaga qaado cuno qabateynta hubka ee Saaran
Cabdilaahi Maxamed Ducaale ergeyga Ururka Midowga Africa u qaabilsan Somaliland ayaa sheegay in arintaasi ay tahay dhib iyo mushilad gobalka ku soo korodhay Somaliya na aaney maanta hub u baahneen oo inta dhex taala ay Africa qeyb ka mid ah bur burin karto
Sidoo Kale Cabdilaahi Maxamed Ducaale ayaa Somaliland ugu baaqay in ay arintaasi ka dhiidhido si cadna uga hor timaado waxaan uu yidhi