Daawo Muuqalka”Wasiir Faratoon Oo La Wareegay Xilka Wasaarada Arimaha Dibada Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Jeediyey
November 14, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha dibada Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ula wareegay xilka wasiir nimo ee wasaarada arimaha dibada Somaliland oo dhawaan Madaxweyne Muuse Biixi u soo magacaabey
Wasiir Faratoon ayaa dul istaagey arimaha uu wax ka qaban doono iyo sida ay wasaarada arimaha dibadu u shaqeyso
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/eueO_qY1NJc
Berberatoday.com