Daawo Muuqalka”Wasiir Sacad Cali Shire Oo Xilkii Wasaarada Arimaha Dibada Wareejiyey Iyo Nuxurka Khudbad Uu Jeediyey
November 14, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir Sacad Cali Shire ayaa maanta si rasmi ah u wareejiyey xilka wasaarada arimaha dibada Somaliland oo uu saddexdii sanno ee ugu danbeeyey uu wasiir ka ahaa .
Sacad Cali Shire ayaa madasha xil wareejinta ka jeediyey khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa isla markaana ku taxaluuq da wax qabadkiisii
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/QY8J97BDduI
Berberatoday.com