Daawo Muuqalka”Shacabka Reer Burco Oo Taageeray Go,aankii Xukumadu Kusoo Rogtay Hutelada Lagu Caweeyo Habeenkii Saacadaha Danbe
November 14, 2018 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Shacabka magaalada Burco ayaa waxaa ay siyaabo kala duwan uga dareen celiyeen amaro ay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi soo saartey kaas oo ah in aan Hotelada lagu caweyn karin waxii ka danbeeya 11: 50 daqiiqo