berberatoday.com
Dawladda Oo Sheegtay In Qaar Ka Mid Ah Qoxootiga Yemeniyiinta Ahi Ay Somaliland Soo Geliyaan Daroogo Iyo Hub Sharci-darro Ah
November 15, 2018 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Somaliland, ayaa qaar ka mid ah Qoxootiga u dhashay Dalka Yemen ee Somaliland ku sugan inay Hub Sharci-darro ah Dalka soo geliyaan.

Sidoo kale, Dawladdu waxay sheegtay in Qoxootiga Yemeniyiinta ah qaarkood ay Somaliland u soo daabulaan Daroogo, si ay uga ganacsadaan.

Sidaana waxa sheegay Guddoomiyaha Hay’adda Baro-kacayaasha Qaranka Somaliland Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif) oo Shalay ka hadlayey Munaasibad lagaga hadlayey Ilaalinta Xuquuqda Dadka qoxootiga ah oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa.

Guddoomiyaha Hay’adda Qoxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland Mr. Xinif wuxuu sheegay inay Ciidammada Amnigu ka war-qabaan Hubka iyo Daroogada ay Yemeniyiintu soo geliyaan Somaliland “Waxa Jira oo Ciidammada Nabadgalyadu ogyihiin isla-markaana warkeedana hayaan in Yemeniyiin badani soo geliso Hub Kootarabaan ah, inay Waddanka soo geliyaan Maandooriye ama Daroogo…”ayuu yidhi.

Guddoomiye Xinif ma sheegin in Ciidammada amnigu ay illaa hadda Cid u qabteen Hubka iyo Daroogada uu sheegay in Qaar ka mid ah Qoxootiga Yemeniyiintu inay soo geliyaan Somaliland.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews