Taliyihii Sirdoonka Itoobiya Oo Xabsiga La Dhigay Iyo Sababta Keentay
November 15, 2018 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlaad Itoobiya ayaa waxaa ay maanta xabsiga dhigtay Taliyihii hore ee Sirdoonka dalka Itoobiya .
Sababta loo xidhay Sarkaal kan ayaa saraakiisha dawlada Itoobiya sheegen arimo musuq maasuq iyo tacadiyo ka dhan ah xaquuq iinsanka
Tan iyo maalintii Isniintii waxaa ay Dawlada Itoobiya Xabsiga Dhigtay in ka badan 60 Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Sirdoonka iyo ciidanka Boolisku
Berberatoday.com