Qaramadda Midoobay Oo War Kasoo Saartay Saldhiga Military Ee Imaaraadku Ka Dhisanaayo Berbera
November 16, 2018 - Written by Berbera Today
New York(Berberatoday.com)-Guddida dabo galka cuno qabateynta Hubka ee Saaran Somaliya Iyo Eretria ee loo yaqaano Monitoring Group ayaa waxaa war bixintoodii sanad laha ahaa ay ka jeediyeeen 9 kii bishan golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey .
War Bixintan oo uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha guddidan ayaa waxa uu meelo badan oo ka mid ah uu kaga xusay Somaliland gaar ahaan saldhiga Imaraadku ka dhisanaayo magaalada Berbera , dekada Berbera iyo Dagaalka Tuko-raq , waxaana ay war bixintani ay ka koobeyn 150 Bog