Daawo Muuqalka”Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo qaadacay shirka ay Xisbiyada Mucaaradku ku baaqeen
November 17, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar “Cabdilaahi Jawaan” ayaa ganafka ku dhuftay islamarkaana uu sheegay in aanu dalku u baahnayn shirka ay ku baaqeen Xisbiyada mucaaridku ee ay ku sheegeen inay kaga tashanayaan marxalada uu maanta dalku marayo.