Qunsulkii Itoobiya U Fadhiyay Somaliland Oo U Ambo-baxay Addis Ababa Iyo Bedelkiisa Oo La Filayo Inuu Soo Gaadho Hargeysa
November 18, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa bedeshay qunsulkii u qaabilsanaa Somaliland Brigader General Berhe Tesfaye, ka dib muddo ku dhow toban sannadood oo uu Addis Ababa u joogay Hargeysa.