Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyey Hay’adda Barakacayaasha+Daawo Sawirada
November 19, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.c om)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhsime Cusub Oo Lagu Kordhiyay Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Somaliland.
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyay hay’adda qaxoontiga iyo barakacaayasha qaranka Somaliland oo ay maal-gelisay xukuumadda Somaliland.
