Daawo Muuqalka”Guddiga Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyey 8 Mashruuc Oo Fulintooda Tartan Loo Gelayo
November 20, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland, ayaa Maanta shaaciyey 8 Mashruuc oo Xukuumaddu dalka ka fulin doonto.
8-da Mashruuc ee Guddiga Qandaraasyada Qaranku shaaciyeen ayaa waxa ku tartamaya Shirkado kala duwan.
Warkaasi oo Muuqaal ah halkan hoose ka Daawo
https://youtu.be/N_ZVWBRksh8?t=31
Berberatoday.com