“Faan Bay Ii Tahay In Maanta Burco Madaxweyne Muuse Biixi Lagu Soo Dhaweeyo ..” Wasiir Maxamed Kaahin”Daawo Muuqalka
November 20, 2018 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaa uu ka Hadley qaabkii maanta ay shacabka reer Burco u soo dhaweyeen Madaxweyne Muuse Biixi waxaana uu sheegay in maanta ay Faan u tahay qaabkii madaxweynaha Burco loogu soo dhaweeyey maadama oo uu isagu reer Burco yahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/KUguw1LqR6s?t=112
Berberatoday.com