Burco(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa waxaa uu shacabka reer Burco uu si balaadhan uga mahad naqay qaabkii ay madaxweyne Muuse Biixi maanta u soo dhaweyeen isaga oo sheegay in madaxweyne Muuse Biixi oo madaxweyne u yahay mucaarid iyo muxaafid ba