Daawo Muuqalka”Madaxwayne Farmaajo Iyo Askarigiisa Oo Qalad Protocolka Ah Sameeyay Mar Uu Salaan Sharaf La Qaadanayay Askarta Madaxtooyada Talyaaniga
November 21, 2018 - Written by Berbera Today
Italy(Berberatoday)-Madaxweyen Farmaajo oo ku sugan dalka Talyaaniga ayaa waxaa uu sameeyey qalad dhinaca Protocol-ka ah taas oo dhacdey markii uu qadaaneyey salaam sharafta
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan