Saddexdii Cisho Ee Ugu Danbeeyey Dhul Gariir Laga Dareemay Magaalada Borama
November 21, 2018 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal saddexdii Cisho ee ugu danbeeyey waxaa laga dareemay Dhul Gariir Goo goos ah isla markaana ah shacabku si xoogan u dareemeen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan