Daawo Muuqalka”Sababta Keentay Inuu Iscasilo Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Cadaalada Somaliland”Shadhaab Waryaa…” Taliyaha Guud Ee Ciidanka Asluubta
November 21, 2018 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Agaasimihii Guud ee wasaarada Cadaalada Somaliland ayaa goor dhaweyd isaga oo ku sugan magaalada Burco ku dhawaaqey in uu iska casilay xukuumada Muuse Biixi .
Hadaba is casilaada agaasimaha ayaa salka ku haysa xadhig ka jarid uu maanta madaxweyne Biixi ku sameeyey jeelka weyn ee magaalada Burco taas oo agaasimaha loo diiday inuu ka Hadley isla markaan uu taliyaha ciidanka Asluubtu Shadhaab ku yidhi mar uu is yidhi taliyaha war bixin uu sameynaayey u sax
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan