berberatoday.com
Xisbiga Qoomiyada Tigreyga Oo Eedeymihii Ugu Cuslaa U Jeediyey Raysal Wasaare Abiy Ahmed
November 21, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Xisbiga TPLF oo hogaamin jiray taxaafulka EPRDF oo dalka Ethiopia soo maamulayey muddo labaatan sano ka badan ayaa eed kulul u jeediyey xukuumadda cusub ee hormoodka ka yahay RW Abiy Ahmed.

 

Ugu yaraan, 79 isugu jira saraakiil dhinaca amniga ah iyo ganacsato oo badidoodu qowmiyadda Tigreyga ah ayaa toddobaadkii hore lagu eedeeyey inay dambiyo galeen.

Hay’adda Amneysty International iyo kuwa kale uu xuquuqda aadamaha u dooda ayaa talaabada dawladda soo dhaweeyey, hase yeeshee, madaxweynaha gobolka Tigreyga Debretsion Gebremichael ayaa sheegay in dadka qowmiyaddiisa la beegsanayo, iyada oo musumaasuq lagu soo gabanayo.

Dhinaca kale, dawladda dhexe ee Ethiopia iyo dawlad goboleedyada Soomaalida iyo Oromada ay wali u taag la’yihiin xakameynta falalka gacanka hadalka wata oo dad ay ku dhimanayaan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews