Waa Noocma Mashaariicda Uu Madaxweyne Muuse Biixi Xadhiga Ka Jaray Ee Magaalada Burco”Daawo Muuqal
November 21, 2018 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta kormeer ku tagay cisbitalka Guud ee magaalada Burco iyo garoonka kubada gacanta ee Alamsay , halkaas oo uu xadhiga ka jaray mashaariic lagu soo kordhiyey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/eOeP0Jr_Y38
Berberatoday.com