Daawo Muuqalka”Xaflada Shaacinta Musharaxnimada Cabdi Qaxwe Oo Berbera Si Balaadhan Uga Qabsoontay
November 21, 2018 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Cabdi Axmed Jaamac(Cabdi Qaxwe) oo utaagan kamid noqoshada xubnaha Golaha deegaanka Degmada Berbera ayaa maanta xaflad balaadhan ku qabsaday magaalada Berbera iyada oo taageerayaasl aad utira badani ay ka soo qeyb galeen xafladaas waxana kamid aahaa
taagerayaashaas Cuqaal,Dhalinyaro Haween Iyo waxgarad isaga kala yimi Gobolka saaxil iyo Maroodijeex sidoo kale waxa iyaguna qeyb kahaa taageerayaasha shaqaale weynaha labada geele ee Dekeda Berbera ka hawl gala uu kamid yahay Musharax cabdi Qaxwe
waxaanay dhamaan dadkii xafladaasi ka hadlay ay cadeeyeen inay dooran doonaan Musharax cabdi Qaxwe taageerona ay la garab gali doonaan