Daawo Muuqalka”Qaabkii Reer Oodweyne Maanta U Soo Dhaweeyeen Madaxweyne Muuse Biixi+Sawiro
November 21, 2018 - Written by Berbera Today
Oodweyne(Berberatoday.com)-Shacabka magaalada Oodweyne ee caasimada gobalka Daadmadheedh ayaa waxaa ay si balaadhan u soo dhaweyeen waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta duhurkii gaadhey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/RI46NmbcQEc











