Boqolaal Ka Tirsan Ciidamada ONLF Oo Soo Gaadhay Magaalada Jig Jiga Iyo Halka Ay Ka Yimadeen+Daawo Sawirada
November 21, 2018 - Written by Berbera Today
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Boqolaal ka tirsan ciidamada ONLF ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jig jiga ee caasimada maamulka Itoobiya kuwaas oo xalay diyaarado lagaga soo dabuulay magaalada Asmara ee Dalka Eretria .
Imaanshaha ciidanka ayaa ka dambeysay heshiisyo dhawaan dhex maray madaxweynaha Maamulka Soomalida Itoobiya iyo ururka ONLF


