Daawo Muuqalka”Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Xisbiga Waddani Oo Fariin La Xidhiidha Diwaan Galinta Udirey Bulshada Gobolada Awdal iyo Salal
January 30, 2016 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Xisbiga Mucaaradk Waddani ayaa fariin la xidhiidha diwaan galinta codbixiyayaasha iyo madaniga ah u direy Bulshada gobolada Awdal iyo Salal ee Galbeedka Somaliland.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintann
Berberatoday.com