”Ciro Iyo Muuse Biixi Ayaa Masuul Ka Ah Xanaftii Doorashada..” Siyaasi Cabdillahi Geel Jire”Daawo Muuqal
November 23, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire oo ka mid ah xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu Sheegay in xanaftii Doorashadii Madaxtooyadu ay ka tagtay ay masuul yadeeda leeyihiin Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro oo uu sheegay in ay iyagu kalifeen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/lgdy-f7-T_0
Berberatoday.com