Amanka Magaalooyinka Laascaanood Iyo Ceerigaabo Oo Si Xoog Ah Loo Adkeeyey Iyo Sababta
November 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Amaanka magaalooyinka Laascaanood Iyo Ceerigaabo ayaa xukuumada Somaliland ay si xoogan u adkeysay magaalooyinkaas oo la filaayo inuu safar ku tago madaxweyne Muuse Biixi Cabdi .
Magaalooyinkan ayaa waxaa la geeyey ciidami dheeraad ah , iyada oo hore ay halkaas u sii joogeen wasiiro ka tirsan xukuumada madaxweyne Biixi kuwaas oo ku hawlanaa qaban qaabada soo dhaweynta madaxweynaha