”Muusaa Gabyoo Yidhi Halka Maalku Yaalo Tolka Ugama Maarmaayo …. ” Abwaan Guuleed Jaamac Yuusuf”Daawo Muuqalka
November 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Guuleed oo ka mid ah bahda suugaanta ee reer Somaliland ayaa waxaa uu maanta soo bandhigay gabay uu ugu magaca daray “Muusaa Gabyoo Yidhi Halka Maalku Yaalo Tolka Ugama Maarmaayo …. ”
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Gabeygan
https://youtu.be/Dn8n9ZTrbeU?t=125
Berberatoday.com