Daawo Muuqalka”Xarunta Dibu Raxmaan Ee Ku Daaweynta Quraanka Kariimka Ah Iyo Sunada Nebiga Ee Xanuunada Jinka,Isha Iyo Sixirka Oo Berbera Lagaaga Furay Iyo Sheekh Jaamac Wadaad Oo Idiin Jooga
November 24, 2018 - Written by Berbera Today
Sheekh Jaamac Xuseen oo loo yaqaano Sheekh Jaamac Wadaad oo dad ka daaweeye xanuunada Jinka Sixirka isha iyo Xanuuno kaloo badan kuna daaweeye Quraanka kariimka ah iyo sunada Rasuulka oo xarumo badana kulehgobolada dalka ayaa Xarun balaadhan ka furay magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka saaxil halkaas oo dad badan oo ka cabanaayay xanuunadaas aynu soo sheegney iyo kuwo kaloo badanba kaga daaweeyay isaga oo allah SWT La Kaashanaya adeegsanayayana Quraanka kariimka ah iyo sunada rasuulka
Sheekh Jaamac wadaad ayaa ah sheekh tuf leh oo wax badan looga soo joogay iyada oo dad reer Somaliland ah oo aan kici jirin iyo kuwo sixir lagu fidmeeyay qawlka alle iyo sunada Rasuulka ku daaweeyay.