Daawo Muuqalka”Suxufi Yuusuf Cabdi Gaboobe Maxuu Ka Yidhi Isbedelada Geeska Ka Curtey Iyo Siyaasada Arimaha Debeda Somaliland
November 25, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Saxafi Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa waxaa uu ka Hadley isbedelada gobalka Geeska Africa ka curtey waxaana uu Somaliland u soo jeediyey inay iska dhaafto Itoobiya iyo Somaliya xidhiidhka ka dhexmaray balse ay Somaliland u jeesato dhinaca wadamada Badda Cas oo ay xidhiidh fiican ka sameysato