Daawo Muuqalka”Fanaanada Xumada Qu,een Oo Faahfaahin Ka Bixisay Sababtay Fanka Uga Baxday gabi Ahaantiiba
November 25, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaanada Caanka ah ee Xamda Qu,een oo maanta shaacisay Inay Fankii Ka Baxday ayaa waxaa ay wariye Sagal Mustafe oo ka tirsan Bahda VOA SOMALI uga warantey sababtii ku kaliftey inay ka baxdo waxaanay ku soo koobtey in iyadu isku garan weyday isla markaana go,aan iyada u gaar ah ay uga baxday
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/pDbh6ipLOLY
Berberatoday.com