Daawo Muuqalka”Madaxweyne Biixi Oo Booqdey Wadada Ceerigaabo Ilaa Burco , Balan Qaad-na Sameeyey
November 26, 2018 - Written by Berbera Today
Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta booqasho iyo kormeer ku tagay dhismaha wadada Ceerigaabo ilaa Burco , waxaana uu madaxweynuhu sheegay in xukuumadiisu ay wax ka qaban doonto baahiyaha waddo la,aanta ee guud ahaan dalka ka jirta
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/VAMNXUsKmPc
Berberatoday.com