Fanaanad Kale Oo 24 Saacadood Ka Dib Ka Toobad Keentay Heesihii Ay Qaadi Jirtay
November 26, 2018 - Written by Berbera Today
Assalama calaykum Dhamaan umada Muslimka Gaar Ahaan Umada Soomaaliyeed Waa walaashiin Nadiira mohamud Cige Nadiira Nayruush Magac dheereyd
Waxaan Rabaa inaan Idiin Sheego inaan Gabi Ahaanba Fanka Isaga baxay ilaahayna iga Soo Hanuuniyay 👏👏
Waxaana U Mahad celinayaa walaalkey Ahmed Biif oo Iga codsaday Inaan Sidiisa Oo kale Ka tawbad Keeno Fanka waxaa leeyahay walaal mahadsanid waan kaa Aqbalay Codsigaaga Ilaahay Dhamaanteen Jidka Toosan hanagu Hanuuniyo Aamiin Yaa rabi😭😭
waxaan ka codsanayaa Umada Soomaaliyeed inay Iska Delete gareeyaan Heesahayga maadaama aan Fanka ka Tawbad keenay
Share Gareeya Oo Gaarsiiya Dhamaab Umada Soomaaliyeed
Sida Aad heesahayga U faafin jirteen Maanta khayrka Ufaafiya
Mahadsanidiin