Nin Dhirbaaxay Xaaskiisa Oo Lagu Ganaaxay Lacag Badan
November 26, 2018 - Written by Berbera Today
Rasu Khimah(Berberatoday.com)-Nin u dhashay dalka Imaraadka carabta ayay Maxkamada Ras Al Khaimah Ku xukuntay in uu bixiyo aduun lacageed oo gaadhaya Dh2,000 oo ah dirhamka laga isticmaalo dalkaasi, ka dib markii uu afar jeer dhirbaaxay xaaskiisa.