Qaraxyo Iyo Weerar Saaka Lagu Qaaday Koonfurta Gaalkacyo Oo Nin Sheekh Sheegan Jiray Iyo Xertiisiina Lagu Laayay
November 26, 2018 - Written by Berbera Today

Galkacayo(Berberatoday.com)-Labo qarax oo xooggan iyo weerar toos ah ayaa saaka lagu qaaday magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, iyadoo la weeraray xarun uu degenaa wadaad caan ka ahaa koonfurta Gaalkacyo hadal hayntiisuna waayadan danbe badnayd.