Iska Horimaad Dhexmaray Ciidamada Badda Ee Ruushka Iyo Kuwa Ukraine
November 26, 2018 - Written by Berbera Today
Cremea(Berberatoday.com)-Dowlada Ukraine ayaa ku eedaysay in ciidamada Badda ee Ruushka weerar ku qaadeen maraakiibtooda dagaalka, iska horimaadkaasi oo ka dhacay bada Madow ee jasiirada la isku heysto ee Crimea.
