Wasiir Koore Soo Dhaweyntii Reer Ceerigaabo U Sameeyey Madaxweyne Biixi Maxuu Ku Sifeeyey”Daawo Muuqal
November 26, 2018 - Written by Berbera Today
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Wasiirka biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu sheegay in shacabka Ay kaalinta koowaad qaateen soo dhaweymihii kala duwaan ee madaxweyne Biixi loogu sameynaayey gobalada Dalka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/LBSppC3Jdng
Berberatoday.com