Misaaniyada Ilaalada Madaxtooyada Loo Qoondeyay Oo Ka Badan Dakhliga 8-Wasaradood .
November 27, 2018 - Written by berberatoday berberatoday
Misaaniyada Ilaalada Madaxtooyada Loo Qoondeyay Oo Ka Badan Dakhliga 8-Wasaradood .
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa kharashka ilaalada Madaxtooyada ku baxaaya Wuxuu ka dhigay mid ka badan 8-Wasaradood oo Qaranka hawlo muhiim ah u haya, kuwaas oo haddii la tayayn laha wax qabadkoodu bulshada gaadhi laha.

1.4% Wadarta guud miisaaniyadda 3 wasaradod ee oo kala ah * wasaaradda macdanta iyo Tamarta
*wasaaradda cadaaladda iyo goorsoorka
*wasaaradda shaqadda iyo shaqalaha
Waxa ka badan Dakhaliga loogu talo galay ee ugu jira miisaaniyadda ilaaladda madxtoyadda ,
Dakhliga (Budget) misaaniyadda loogu talo galey ilaaladda madaxtoyadda waxay u dhigantaa boqolkiba 1.4%
Waxaanay miisaaniyadda madaxtooyaddu ka badato 8 wasaradood oo Qaranka u adeegi lahaa.
Wadarta guud misaaniyadda 8 wasaradood = 8%
* wasaaradda beeraha
*wasaaradda deegaanka
*wasaradda dhallinyarta iyo ciyaaraha
* wasaradda shaqadda iyo shaqalaha
*wasaradda cadaaladda iyo goorsoorka
*wasaaradda biyaha
*wasaradda caafimaadka
*wasaradda macdanta iyo tamarta.
Arrinta ayaa cadayn u ah in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi noqonaayo Madaxweynihii ugu lacag uruursiga badnaa ee Dalka soo mara