Danjirihii Adduunka Ugu Da’da Yaraa Oo Loo Dooratay Gabadh Iyo Sababta Keentay !
November 27, 2018 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Hay’adda Unicef ayaa waxay u dooratay gabadha yar ee Jillaaga ah ee Millie Bobby Brown da’deeduna tahay 14-jir, isla markaana ka mid aheyd jillayaashii Filimka Stranger Things inay noqoto Safiirka ama Danjiraha Niyada Wanaagsan ee hay’adaasi.
Millie Bobby Brown, the teenage star of Netflix series “Stranger Things”, speaks after being named the UNICEF’S youngest ever Goodwill Ambassador in New York, U.S., November 20, 2018. REUTERS/Shannon Stapleton