Daawo Muuqalka”Warshadii Daamurka Ee Hargeysa Oo Xalay Gubatey Iyo Qaabkii Loo Bakhtiiyey
November 28, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Habeenkii xalay aheyd waxaa gubatey warshada Daamurka ee Hargeysa ee uu leeyahay Ganacsade Cumaani taas oo ku dhex taala xayn daabka Madaarka Hargeysa .
Waxaa dabkaasi u soo gurmay ciidanka dabdamiska Somaliland isla markaana bakhtiiyey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan