“Muuse Biixi Waxii Laga Filnaayey Wey Ka Weyneyd Waxaa Maanta Laga Arkay ..” Xisbiga UCID
November 28, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu nasiib daro ku tilmaamay in madaxweyne Muuse Biixi aanu tagin magaalada Badhan ee gobalka Sanaag
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/B9KVj9alcsU
Berberatoday.com